Agaasimaha Dakhli Uruurinta Dowlada Hoose Ee Hargeysa oo Dirays u Qaybiyey Cashuur Qaadayaasha

0
Thursday November 06, 2014 - 21:39:05 in by salman abdi
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Dakhli Uruurinta Dowlada Hoose Ee Hargeysa oo Dirays u Qaybiyey Cashuur Qaadayaasha

    gaasimaha waaxda dakhli Uruurinta dowlada hoose ee hargeysa Yuusuf Sooraan Ismaacil ayaa maanta cashuur uruurriyeyaasha U Qaybiyay dirays cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

gaasimaha waaxda dakhli Uruurinta dowlada hoose ee hargeysa Yuusuf Sooraan Ismaacil ayaa maanta cashuur uruurriyeyaasha U Qaybiyay dirays cusub.

Agaasimuhu waxa uu sheegay in ay wax weyn ka tari donaan soo uruurinta dakhliga cashuurta, dadkuna ay ku aqoonsan doonaan, waxaanu yidhi "Waxaan maantA halkan ugu qaybinaynaa dhamaan shaqaalaha cashuur uruuriyayaasha ah iyo kuwa Maalinlaha ah garamaan lugu garan dono in ay yihiin shaqaalaha dowlada hoose ee hargeysa .


Meelaha loo qaybiyay dirayskan waxa ka mida dowlada hose ee hargeysa, Madaarka Hargeysa, xarunta saylada magaalada hargeysa, xarunta buurta kala jeexan iyo waliba xarunta haleeya .


Waxa aan aad u mahad celinayaa Ganacsadihii Dirayskan naga soo iibiyay oo ah Maxamed Cabdilaahi Kabadhe oo qiime ka jaban kii uu China kaga soo iibsaday naga soo siiyay.


Dhanka kale waxa iyaguna halkaas ka hadlay qaar ka mid ah shaqaalihii loo qaybiyay dharka waxayna xuseen in ay yihiin dharkani mid ay u qabeen baahi weyn .






Contact@afkashacabka.com