War Deg Deg+-Fannaanka Qamar Suugaani Dib U Helay Xorriyadiisa

0
Wednesday November 04, 2020 - 11:29:17 in by salman abdi
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg+-Fannaanka Qamar Suugaani Dib U Helay Xorriyadiisa

    War Deg Deg+-Fannaanka Qamar Suugaani Dib U Helay Xorriyadiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg+-Fannaanka Qamar Suugaani Dib U Helay Xorriyadiisa Fannaanka caanka ah ee Qamar Suugaani ayaa saaka dib u helay xorriyadiisa. Fanaanka Qamar Suugaani ayaa dhawaan lagu xidhay magaalada Berbera, xilli uu socdaal dhanka dhulka kaga yimid Garoowe. Fanaanka ayaa muddooyinkii danbe ku sugnaa magaalada Muqdisho.