Ciyaaryahan Ka Tirsan Xulka Gobolka Togdheer Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Dalka Soomaaliya

0
Sunday November 15, 2020 - 10:25:24 in by salman abdi
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahan Ka Tirsan Xulka Gobolka Togdheer Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Dalka Soomaaliya

    Ciyaaryahan Ka Tirsan Xulka Gobolka Togdheer Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Dalka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahan Ka Tirsan Xulka Gobolka Togdheer Oo Ku Biiray Koox Ka Dhisan Dalka Soomaaliya Ciyaaryahankii ugu horeeyey oo ka tirsan xulka gobolka TOGDHEER ayaa ka degay kooxda Elman ee wadanka Soomaaliya. Caydaruus Shariif Isko, daaficii midig ee xulka gobolka Togdheer ayaa Heshiish hor dhac ah la gaadhay kooxda heerka 1aad ee Elman. Somaliland ayaa gobolka Togdheer muddo afar sano ah sanadkan ka mamnuucday ciyaaraha Somaliland, Warar kale oo aanu helay ayaa tibaaxaya in ciyaaryahano kale oo katirsan xulka gobolka Togdheer looga gacan haadiyey horyaalka Soomaaliya.