Shir uga Soco Dawlada Deegaanka Soomaalida Iyo Somaliland Ku Dhexmaray Burco+Dareenada Ku Xeeran

0
Tuesday November 17, 2020 - 12:23:25 in by salman abdi
  • Visits: 543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir uga Soco Dawlada Deegaanka Soomaalida Iyo Somaliland Ku Dhexmaray Burco+Dareenada Ku Xeeran

    Shir uga Soco Dawlada Deegaanka Soomaalida Iyo Somaliland Ku Dhexmaray Burco+Dareenada Ku Xeeran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir uga Soco Dawlada Deegaanka Soomaalida Iyo Somaliland Ku Dhexmaray Burco+Dareenada Ku Xeeran Magaalada Burco Saaka Waxaa ka socda Shir u Dhexaeeya Dawladda Deegaanka Somalida itoobiya iyo Maamulka Gobolka Togdheer iyo Degmada Burco ee Somaliland. Wasiiro, Maareeyayaal iyo Abaanduulaha Ciidanka Birgaydhka afraad (qayb). Taliyaha Ciidanka rijmantiga sagaalaad, Kornaylka Ciidanka birgaydhka afraad oo ah Qaar kamida Hogaanka Ciidamada Dawladda deegaanka iyo Gudoomiyayaasha Gobolka Jarar iyo Degmada Gaashaamo. 

Masuuliyiintan Dawladda Somalida itoobiya oo Xalay Burco dhanka Xuduudka kasoo galey ayaa Saaka shir albaabadu u Xidhanyihiin kula jira Maamulka Gobolka Togdheer kuwa degmada Burco iyo Taliyayaasha qaar kamida Ciidamada Qaranka.
Wararka hordhaca ah ayaa sheegay in Laga wada hadlayo Nabad galyada Labada Dhinac maadaamoo Gobolka Togdheer Xuduudda ugu dheer la leeyahay Dawladda Somalida itoobiya.