Wefti Ka Socda Shirkadda Shidaalka Ee Trafigura Oo Safar Ku Yimid Caasimadda Somaliland

0
Tuesday November 17, 2020 - 16:00:41 in by salman abdi
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefti Ka Socda Shirkadda Shidaalka Ee Trafigura Oo Safar Ku Yimid Caasimadda Somaliland

    Wefti Ka Socda Shirkadda Shidaalka Ee Trafigura Oo Safar Ku Yimid Caasimadda Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefti Ka Socda Shirkadda Shidaalka Ee Trafigura Oo Safar Ku Yimid Caasimadda Somaliland Weftiga ka socda Shirkadda Shidaalka Trafigura ayaa Shalay socdaal ku yimid Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Waxa Weftiga Madaarka kaga hor-tagay oo soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo Saraakiil ka mid ah Madaxtooyada JSL, sida ilo xog-ogaal ahi u sheegeen Wargeyska Geeska Afrika Weftiga oo uu Miisaankoodu culus yahay ayaa la filayaa inay kulamo la yeeshaan Masuuliyiinta Somaliland. Waa markii ugu horraysay ee Wefti ka socda Shirkadda Trafigura ay socdaal ku yimaaddaan Somaliland, ka dib markii shirkaddaasi ay Somaliland la saxeexatay Heshiis ah inay dalka u soo waariddo shidaalka islamarkaana ay soo kordhiso Haamaha Shidaal oo cusub