Midowga Musharixiinta '' Dowladda olole doorasho ayeey u isticmaaleysaa hoos u dhigista xiriirka Kenya

0
Wednesday December 02, 2020 - 08:44:36 in by salman abdi
  • Visits: 290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharixiinta '' Dowladda olole doorasho ayeey u isticmaaleysaa hoos u dhigista xiriirka Kenya

    Midowga Musharixiinta '' Dowladda olole doorasho ayeey u isticmaaleysaa hoos u dhigista xiriirka Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga Musharixiinta '' Dowladda olole doorasho ayeey u isticmaaleysaa hoos u dhigista xiriirka Kenya

War ka soo baxay kulan magaalada Muqdisho ay ku lahaayeen midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in ay olole siyaasadeed u isticmaasho sida ay hadalka u dhiggeen xiriirka dowladdaha dariska.

Qoraalka ka soo baxay musharixiinta ayaa lagu sheegay in dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo olole siyaasadeed u isticmaaleyso hoos u dhigista xiriirka Kenya, kaddib markii ay dhawaan dalka ka eriday safiirkii Kenya u joogay Soomaaliya.

Hoos ka akhriso