Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo La Weydiiyay Qaadka Kenya Maadaama Madaxweyne Biixi Ku Sugan Yahay Kenya

0
Monday December 14, 2020 - 09:16:52 in by salman abdi
  • Visits: 417
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo La Weydiiyay Qaadka Kenya Maadaama Madaxweyne Biixi Ku Sugan Yahay Kenya

    Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo La Weydiiyay Qaadka Kenya Maadaama Madaxweyne Biixi Ku Sugan Yahay Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo La Weydiiyay Qaadka Kenya Maadaama Madaxweyne Biixi Ku Sugan Yahay Kenya Wasiirka arrimaha dibedda ee jamhuuriyadda somaliland Mudane Prof Yaasiin Faratoon oo subaxnimada saaka ah ay wareysi la yeelatay idaacadda bbc qeybteeda somaliga ah waxaa ay wax ka weydiisay arrimaha ku saabsan qaadka kenya ee somaliland imanaya maadaama madaxweyne biixi uu ku sugan yahay Nairobi oo uu shalay ka degay waxaana uu yidhi Prof Yaasiin Faratoon " Qaadku Wax mushkilada oo uu leeyahay majirto ,Somaliland qaadka waa lagu cunaa halkana "Kenya" wuu ka baxaa , horena qaadku waa u iman jiray Somaliland cid diidayna majirin , imikana arintu sidaa dadku u maleynayaan wey ka weyntahay , umana maleynayo in waxaan mehno lahayn lagu lumanayo wakhtiga." Wasiirka arimaha dibada Somaliland Prof. Yaasiin Faratoon oo BBC du wax ka weydiisay arinta qaadka Kenya ayaa sidan ku jawaabay .