Shiil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Berbera+Khasaaraha Ka Dhashay.

0
Wednesday December 16, 2020 - 12:29:33 in by salman abdi
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shiil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Berbera+Khasaaraha Ka Dhashay.

    Shiil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Berbera+Khasaaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shiil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xidha Magaalooyinka Burco Iyo Berbera+Khasaaraha Ka Dhashay. Shil gaadhi ayaa goordhawayd ka dhacay inta udhaxaysa magaalooyinka Burco iyo Berbera. Gaadhiga dhacay oo siday qoys reer guuraa ah, ayaa kasoo kicitimay Hawd-ka gobolka Togdheer, waxaanu usocday duleedka Magaalada Berbera. Ku dhawaad xoolo gaadhaya 50 neef oo adhi ah ayaa ku nafwaayey, majirto wax dhimasho ah ama dhaawac culus ah, oo soo gaadhay dadkii saarna gaadhiga.