Qarax ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye

0
Saturday January 02, 2021 - 13:57:55 in by salman abdi
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye

    Qarax ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye

Qaraxan oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Xaawo Cabdi iyo Lafoole ayaa lagu waramayaa in lala eegtay Injineerrada ku howlan dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Qaraxan ayaa waxaa fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa oo la sheegay in ciidamadu ka shakiyeen kaddibna rasaas ku furreen taasoo keentay in uu goobtu ku qarxo, waxaana ku dhintay ayaa la leeyahay hal askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya.

Lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaaray Injineerrada ku howlan dhismaha wadadan oo dhowr jeer oo hore la bartilmaameedsaday.