Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka digay halista heshiis shidaal baaris oo ay sheegeen in dowladda soomaaliya la galayso shirkaddo shisheeye

0
Sunday January 03, 2021 - 17:41:06 in by salman abdi
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka digay halista heshiis shidaal baaris oo ay sheegeen in dowladda soomaaliya la galayso shirkaddo shisheeye

    Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka digay halista heshiis shidaal baaris oo ay sheegeen in dowladda soomaaliya la galayso shirkaddo shisheeye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka digay halista heshiis shidaal baaris oo ay sheegeen in dowladda soomaaliya la galayso shirkaddo shisheeye
Golaha midowga murashixiinta  Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray digniin ku saabsan halista heshiis qarsoodi ah oo shidaal baaris ah oo ay dowladda federalku la galayso shirkaddo shisheeye.

Murashixiinta waxay sheegeen in wasaaradda macdanta iyo batroolka oo dowladda wakiil u ah ay dhawaan heshiis shidaal baaris ah la galayso shirakaddo laga leeyahay dalka dibadiisa.

Shirkadahaas oo lagu kala magacaabo Liberty iyo Coastline ayay murashixiinta sheegeen inay damacsan yihiin in loo saxiixo heshiis shidaal baaris oo halis ku ah kheyraadka ka dhexeeya ummadda Soomaaliyeed.

Hakaan hoose ka akhriso digiinta kasoo baxday heshiiska.