Al-shabaab oo soo bandhigtay raggii fuliyay weerarkii saldhiga ciidamada Maraykanka ee Lamu

0
Monday January 04, 2021 - 10:02:58 in by salman abdi
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo soo bandhigtay raggii fuliyay weerarkii saldhiga ciidamada Maraykanka ee Lamu

    Al-shabaab oo soo bandhigtay raggii fuliyay weerarkii saldhiga ciidamada Maraykanka ee Lamu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab oo soo bandhigtay raggii fuliyay weerarkii saldhiga ciidamada Maraykanka ee Lamu Al-shabaab ayaa sii deysay fariin maqal iyo muuqaal ah oo hogaamiyahooda, Abu Ubaidah oo uu kaga hadlayo 5 dagaalyahan oo ka tirsan kooxdooda, oo weerar ku qaaday saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee Lamu Kenya.

 

Warbixinta waxaa lagu sheegay in weerarkii Manda Bay ay fuliyeen dagaalamayaal ka kala socday Yemen, Tanzania, Ethiopia iyo Soomaaliya.

Abu cubayda oo jeediyay kalmad ku baxaysay af carabi ayaa ka hadlay wixii ku kalifay inay Al-shabaab xerada weeraraan iyo khasaarihii ay u geysteen ciidamada Maraykanka.

Wuxuu sheegay in saldhigaas lagasoo abaabulo shirqoolada iyo weerarada ka dhan ah kooxdooda.

Muuqaalka cusub oo lagu baahiyay baraha internetka waxaa kasoo muuqanaya raggii fuliyay weerarkii Camp Simba.