Xayiraado dheeraad ah oo fayraska korona la xiriira oo lagu soo rogay Britain

0
Tuesday January 05, 2021 - 09:24:48 in by salman abdi
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xayiraado dheeraad ah oo fayraska korona la xiriira oo lagu soo rogay Britain

    Xayiraado dheeraad ah oo fayraska korona la xiriira oo lagu soo rogay Britain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xayiraado dheeraad ah oo fayraska korona la xiriira oo lagu soo rogay Britain

Ra'iisul Wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in England la gelin doono xayiraad qaran si loo xakameeyo xaaladaha fayraska korona ee aadka u sii badanaya.

Dadka ayaa waxaa la amray in aanay guryaha ka soo bixin laga bilaabo maanta, iyadoo dhammaan iskuullada la amray in la xiro, imtixaanadii la qaadi jiray xilli xagaagana meesha ayaa laga saaray.