Mahad-Celin iyo bogaadin:Isuduwaha Hayada Dhawrsta Tayada G/Saaxil

0
Thursday January 07, 2021 - 22:19:25 in by salman abdi
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mahad-Celin iyo bogaadin:Isuduwaha Hayada Dhawrsta Tayada G/Saaxil

    Mahad-Celin iyo bogaadin:Isuduwaha Hayada Dhawrsta Tayada G/Saaxil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mahad-Celin iyo bogaadin:Isuduwaha Hayada Dhawrsta Tayada G/Saaxil
.
Marka hore Allah Mahad Leh, Marka labaad Waxaan u mahad-Celinayaa guddida Qiimaynta. shaqo Wanaaga ee Haya'da Dhawrista Tayada JSL iyo Haya'ada Shaqaalaha Dawlada ee Jamhuuriyada Somaliland.
Aniga oo uga mahad-celinaya in ay ii gar-taan in aan Ka mid noqdo Shaqaalaha ugu Wanaagsanaa uguna Wax-qabadka bad-naa Haya'da Dhawrista Tayada JSL Sanadka 2020ka.
Waxaan Guddida Haya"da Dhawrista Tayada JSL ku bogaadinayaa Qiimaynta iyo Abaal marimta shaqaalaha.
Tani-waxay nagu sii dhiiri-gelimay in aanu qaranka ugu ugu adeegno Sida ugu Wanaagsan.
Dr: Maxamuud Salebaan X. Ducaale (DVM)
Isu-duwaha Hay'ada Dhawrista Tayada Gobolka Saaxil