Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay.

0
Tuesday January 12, 2021 - 12:54:55 in by salman abdi
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay.

    Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhacdooyinkii Ay Ciidanka Dab-demiska Somaliland Diwaan Galiyeen Sanadkii Tagay Oo Lasoo Bandhigay. Warbixinta sannadkii 2020 ee ku saabsanaa hawlihii ay qabteen Ciidanka Dabdemiska Qaranka Somaliland ee gobolada oo dhan dabab iyo hawlo badbaado oo isugu jira Guryo Daara ah, Sandaqado, Bakhaaro,Dukaamo, Wershedo, KaalmoShidaal, Bacadleyaal,Badbaado Nafeed iyo Xooleed oo kala noocah,Gudaafado,Dhir kusoo dhaca guryo iyo hanti kala duwan Gobolada oo dhan:

No photo description available.