Doorashada Soomaaliya Muxuu ka dhigan yahay hadalka beesha caalamka?

0
Wednesday January 13, 2021 - 10:42:28 in by salman abdi
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Soomaaliya Muxuu ka dhigan yahay hadalka beesha caalamka?

    Doorashada Soomaaliya Muxuu ka dhigan yahay hadalka beesha caalamka?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada Soomaaliya Muxuu ka dhigan yahay hadalka beesha caalamka?

Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay xalay soo saareen waxay ku sheegeen inay ka walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hannaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ay ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda Dowlad Goboleedyada.

Waxaa kale oo ay beesha caalamka ay sheegeen in heshiiska 17kii Sebtember uu yahay aasaaska kaliya ee la aqbali karo in loo maro doorashooyinka 2021.

Hadalkan ayaa yimid xilli uu waqtiga doorashada soo dhawaanayo, ilaa haddana aan xal rasmi ah laga gaarin tabashooyinka ay garabyada mucaaradka ka qabaan hannaanka loo qabanqaabinayo doorashada.

Haddaba warka ay soo saareen beesha caalamka iyo waxa uu ka dhigan yahay ayaanu ka wareysanay Jibriil Aw Maxamed oo culluunta Afrika ka dhiga jaamacadda Ohio ee dalka Mareykanka.