Galmudug oo sheegtay in ay diyaarisay xaruntii lagu qaban lahaa doorashada Aqalka Sare

0
Wednesday January 13, 2021 - 10:48:59 in by salman abdi
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo sheegtay in ay diyaarisay xaruntii lagu qaban lahaa doorashada Aqalka Sare

    Galmudug oo sheegtay in ay diyaarisay xaruntii lagu qaban lahaa doorashada Aqalka Sare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Galmudug oo sheegtay in ay diyaarisay xaruntii lagu qaban lahaa doorashada Aqalka Sare

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in dhankooda ay u diyaargaroobeen qabashada doorashada, kaddib markii uu booqday xarun loo diyaariyay in lagu qabto doorashada xubnaha Aqalka Sare.

Xarunta uu sidoo kale ah goob loo diyaariyay in ay deggeen guddiyada doorashada iyo dhamaan howlwadeennadooda ayaa la filayaa in la dajiyo xubnaha guddiga doorashada ee dhawaan taggaya degmada Dhuusa-Mareeb.

Galmudug ayaa ka mid ah maamulada isku diyaarinaya in ay qabtaan doorashada xildhibaannada Aqalka sare kaddib markii ay dhawaan sidaa ku ballameen Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble.