Shirka Golaha Wasiirrada oo la horgeynayo maanta ilaa 15 safiir si ay u ansixiyaan

0
Thursday January 14, 2021 - 13:08:29 in by salman abdi
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Golaha Wasiirrada oo la horgeynayo maanta ilaa 15 safiir si ay u ansixiyaan

    Shirka Golaha Wasiirrada oo la horgeynayo maanta ilaa 15 safiir si ay u ansixiyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka Golaha Wasiirrada oo la horgeynayo maanta ilaa 15 safiir si ay u ansixiyaan

Maanta oo Khamiis ah aya lagu wadaa in shirka Golaha Wasiirradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la horgeeyo ilaa 15 safiir oo loo magacaabay dalal kala duwan oo caalamka ah si loo meelmariyo.

Wxaa muuqata tirada safiirradan oo markii hore ahaa 12 safiir lagu soo kordhiyay 4 safiir kaddib markii kulankii kan ka horeeyay ay ka biyo diiddeen in ay meel mariyaan qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiiradda oo sheegay in 12ka Safiir aan lagu saleynin habka ay dowladdu u dhisan tahay ee 4,5

Dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda muddo xileedkeeda Dastuurka ah waxaa ka horsan wax ka yar dhowr iyo Labaatan cisho waxaana dadka siyaasadda u dhoondaloola qabaan in magacaabista safiirraddan u eg tahay mid lagu soo jiidanayo dowlad gobolleedyada oo la filayo qaarkood in durbaba ay sii bilaabaan doorashada.