Maamulka Degmada Qoryaale Oo Xabsiga Dhigay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Aragtidiisa Ku Baahiyay Facebook.

0
Thursday January 14, 2021 - 13:17:50 in by salman abdi
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Degmada Qoryaale Oo Xabsiga Dhigay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Aragtidiisa Ku Baahiyay Facebook.

    Maamulka Degmada Qoryaale Oo Xabsiga Dhigay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Aragtidiisa Ku Baahiyay Facebook.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Degmada Qoryaale Oo Xabsiga Dhigay Wiil Dhalinyaro Ah Oo Aragtidiisa Ku Baahiyay Facebook. ka mid ah dhalinyarada degmadaasi kaas oo qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ku gudbiyey cabasho shaqo la’aaneed oo uu diray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahim Axmed. Mustafe ayaa hadda ku xidhan Xabsiga Degmadaasi oo uu ugu xidhanyahay arigtidiisa uu Facebook ku cabiray.

Image may contain: 1 person, outdoor