Wakiilka Qarramada Midoobey oo gaaray magaalada Kismaayo

0
Sunday January 31, 2021 - 12:58:50 in by salman abdi
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Qarramada Midoobey oo gaaray magaalada Kismaayo

    Wakiilka Qarramada Midoobey oo gaaray magaalada Kismaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Qarramada Midoobey oo gaaray magaalada Kismaayo

Wakiilka gaar ah ee Qarramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Kismaayo xarunta KMG u ah dowlad gobolleedka Jubbaland.

 

 

Wafdiga Qarramada Midoobey waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno ka tirsan labada golle.

 

Wafdiga ayaa lagu wadaa in ay kala hadlaan mas'uuliyiinta Jubbaland arrimaha doorashooyinka dalka iyo waliba shirka uu shalay ku baaqay madaxweyne dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Jubbaland ayaa ka mid ah dowlad gobolleedyada sida weyn uga soo horjeeda hannaanka dowladda Soomaaliya u maamuleyso doorashada.