Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus Iyo Karantiil La Galiyay.

0
Tuesday February 23, 2021 - 16:17:53 in by salman abdi
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus Iyo Karantiil La Galiyay.

    Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus Iyo Karantiil La Galiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus Iyo Karantiil La Galiyay. Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ayaa maalinkii siddeedaad karantiil ku ah dalka Burundi, kaddib markii laga heley xanuunka safmarka ah ee COVID19. Wasiirka ayaa laga heley xanuunka markii uu ka degey dalkaasi ee uu ka tegey Muqdisho maalmo ka hor, wararka soo baxaya ayaa sheegaya in wasiir Maxamed Cabdirisaaq hadda xaaladiisu wanaagsantahay isla markaana aanay ka muuqan calaado khatar ah.


Maxamed Cabdirisaaq: 'DFS waxaa laga gudbiyay in aysan rabin heshiis & Doorasho'. - Mustaqbal Radio