Golaha Qaramada Midoobay Oo Wali Wadaha Hadla Ka Yeelanay Xaalda Siyaasaded Ee Somalia.
Golaha Qaramada Midoobay Oo Wali Wadaha Hadla Ka Yeelanay Xaalda Siyaasaded Ee Somalia.
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliyaa ayaa kulankii Golaha Ammaanka si adag uga hadlay Siyaasadda murugsan ee haatan Soomaaliya ka taagan iyo baahida loo qabo wadaxaajood iyo isu-tanaasul si loo xalliyo.
waxa uu Ergeyga shirka ka yiri " Xiisada siyaasadeed ee isa soo taraya waxa ay halis galinayaan horumarka dowlad dhisidda Soomaaliya iyo xataa ammaanka haddii aan lagu xallin wadahdal iyo isu tanaasul iyada oo la eegayo danta dalka. Nasiib darro, taas bedelkeeda waxaan arkeynaa istaraatijiyadu, kaartooyin cadaadis iyo tijaabooyin xoojinaya khataraha.”
Golaha Qaramada Midoobay Oo Wali Wadaha Hadla Ka Yeelanay Xaalda Siyaasaded Ee Somalia.
Golaha Qaramada Midoobay Oo Wali Wadaha Hadla Ka Yeelanay Xaalda Siyaasaded Ee Somalia.