Ciidamada Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Soo Qabqabtay Hub

0
Saturday February 27, 2021 - 13:22:38 in by salman abdi
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Soo Qabqabtay Hub

    Ciidamada Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Soo Qabqabtay Hub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Soo Qabqabtay Hub - Ciidamada booliiska gobolka sool ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa hawlgal ay qaadeen ku soo qabqabtay hub isugu ira baaskoolado iyo mindiyo, hawlgalkan oo ay ka fuliyeen magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool, waxay sidoo kale hawl galkan ku soo qabteen sameecado. Ciidamada ammaanka gobolka sool ayaa iyagu heegan ugu jira sugidda ammaanka gobolka iyo gudaha magaalada laascaanood, todobaadyadii la soo dhaafay waxay ciidamadu magaalada ka wadeen xaaladaha ka jira gudaha magaalada laascaanood iyo nawaaxiga gobolka sool