Maayeeyihii Hay'adda Waddooyinka Somaliland Iyo Ku-xigeenkii Oo Iscasilay

0
Thursday March 04, 2021 - 17:01:02 in by salman abdi
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayeeyihii Hay'adda Waddooyinka Somaliland Iyo Ku-xigeenkii Oo Iscasilay

    Maayeeyihii Hay'adda Waddooyinka Somaliland Iyo Ku-xigeenkii Oo Iscasilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayeeyihii Hay'adda Waddooyinka Somaliland Iyo Ku-xigeenkii Oo Iscasilay Maareeyihii Hay'adda Waddooyinka Somaliland Axmed Yuusuf Maxamed iyo ku-xigeenkii Mustafe Qalab, ayaa iska casilay xilalkii ay ka hayeen ha'yaddaasi. Maareeye Axmed Yuusuf, iyo Mustafe Qalab ayaa ku biiray masuuliyiin xilal ka hayey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo xilalka banneeyey, si ay ugu tartamaan Kuraasta Golaha Wakiillada Masuuljan, ayaa la sheegay inuu warqadiisa iscasilaada u guddbiyey Madaxweynaha. Axmed Yuusuf Maxamed ayaa u sharaxan Xildhibaan Golaha Wakiillada oo Gobolka Sanaag ah, Maareeye kuxigeenkii Hay'addan ayaa hore isu casilay