Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Fariin U Dirtay Dugsiyada Dalka+Arimaha Ay Ku Saabsan Tahay.

0
Tuesday March 09, 2021 - 13:48:39 in by salman abdi
  • Visits: 332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Fariin U Dirtay Dugsiyada Dalka+Arimaha Ay Ku Saabsan Tahay.

    Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Fariin U Dirtay Dugsiyada Dalka+Arimaha Ay Ku Saabsan Tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Fariin U Dirtay Dugsiyada Dalka+Arimaha Ay Ku Saabsan Tahay. Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Abokor Maxamed ayaa Dugsiyada waxbarashada ugu baaqay in ay ku dhaqmaan Habraacii Wasaaradda Waxbarashada iyo Gudiga la dagaalanka Covid 19 ay u dhegeen in xannuunkaas lagu xakameeyo. Axmed Abokor agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashadu waxa kale oo loo baahan yahay fulinta talabooyinkaas caafimaad, maadaama oo uu xannuunku adduunka ku soo laba kacleeyay, waxanuu intaas ku daray in masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada ee goboladu ay masuul ka yihiin fulinta arrintaas. Ugu dambayn agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Somaliland Axmed Abokor wuxuu sheegay in aanay jirin wax fasax ah oo wakhigan ay gelayaan ardaydu, isla markaana ay sideedii hore u soconayaan waxbarashadda Dugsiyadda kala duwan ee dalku