Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Wakhtiga Somaliland Laga Bilaabayo Tallaalka COVID-19 Iyo Qofka Lagu Hor Durraayo.

0
Wednesday March 17, 2021 - 12:26:31 in by salman abdi
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Wakhtiga Somaliland Laga Bilaabayo Tallaalka COVID-19 Iyo Qofka Lagu Hor Durraayo.

    Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Wakhtiga Somaliland Laga Bilaabayo Tallaalka COVID-19 Iyo Qofka Lagu Hor Durraayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Wakhtiga Somaliland Laga Bilaabayo Tallaalka COVID-19 Iyo Qofka Lagu Hor Durraayo. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in maalinta sabtida ee todobaadka danbe laga bilaabayo tallaalka xanuunka safmarka ah ee Coronavirus ee shalay Somaliland yimi, biixi ayaa sidoo kale sheegay in uu yahay qofka tallaalka lagu biaabayo. "Talaalkii shalay yimid waa mid caalamka oo dhan yimi sabtida ayuu bilaamayaa anniga ayaana kaw ka ah tallaalkaasi oo qaadanaya" ayuu yidhi Madaxwayne Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyay madal ay shirkada Somtel ku daahfuraysay saamiyo cusub. Tallaalka AstraZeneca oo lagu sameeyey dalka UK, waa mid shalay la keenay Somaliland kaas oo hay’adaha caalamiga ah ay ugu deeqeen dowladda Soomaalliya. Dalal badan oo Yurub ah – oo ay ku jiraan Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga iyo Spain – ayaa Isniintii hakiyey isticmaalka tallaalka AstraZeneca ee COVID-19 kadib markii ay soo baxeen warbixino sheegaya in qaar ka mid ah dadkii la siiyey uu dhiigga xinjiroobay