Madaxweyne Biixi Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah U Fasaxay Arrin Cusub.

0
Wednesday March 17, 2021 - 13:04:18 in by salman abdi
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah U Fasaxay Arrin Cusub.

    Madaxweyne Biixi Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah U Fasaxay Arrin Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah U Fasaxay Arrin Cusub. Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland u soo jeediyay in ay sheegaan wixii dhaliilo ah ee xukuumadda uu hogaaminaayo dul-hoganaay, balse ay iska dhaafaan shaqsi weerarka. "Xisbiyada mucaaradku waa u fasax in ay na'dhaliilan, Balse waa inay tilmaantayada sheegan, Laakin arinku yaanu inaga xumaan oo shaqsi weerar inaga noqon, Aniggu waan ogolahay in dhaliishayda fagaare walba oo aan imaado laga sheego" Madaxwayne Muuse Biixi. Rayul-caamka somaliland ayaa aaminsan in aanay Somaliland ka jirin mucaarad adag oo xukuumadda Muuse Biixi kula xisaabtama wax-qabad la'aanta dalka ka taagan mudadii uu hogaanka qabtay madaxweyne Biixi