Dawlada Kenya Oo Dalka Tarxiilaysa Dadka Soomaalida Ah Ee Ku Dhaqan Iyo Arrimaha Soo Kordhay.
Dawlada Kenya Oo Dalka Tarxiilaysa Dadka Soomaalida
Ah Ee Ku Dhaqan Iyo Arrimaha Soo Kordhay. Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka tarxiili doonto Soomaalida ku
dhaqan dalkaasi ee sharci la'aanta ah, Kenya waxay sheegtay inay si gaara u beegsan doonto dadka looga
shakiyo argagixisada, kuwaas oo ay hantidooda la wareegi doonto.
Dowladda Kenya ayaa u muuqata inay qaadayso tallaabooyin kadib markii ay ku guuldaraysatay inay iska
difaacdo Soomaaliya markii la tagay Maxakamadda ICJ Kiiskii Badda.
Kenya ayaa hore ugu dhawaaqday inay xidhi doonto Xeryaha Soomaalida badan ee qaxoontiga ah ku jiraan
kuwaas oo ay sheegtay inay u qabatay laba todobaad oo aysan hadal ka galeyn go'aanka ay ku xidhayso.
Dawlada Kenya Oo Dalka Tarxiilaysa Dadka Soomaalida Ah Ee Ku Dhaqan Iyo Arrimaha Soo Kordhay.
Dawlada Kenya Oo Dalka Tarxiilaysa Dadka Soomaalida Ah Ee Ku Dhaqan Iyo Arrimaha Soo Kordhay.