Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Ku Gacan-saydhay Go'aan Kasoo Baxay Guddida Doorashooyinka Ethiopia .

0
Friday March 26, 2021 - 12:06:47 in by salman abdi
  • Visits: 495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Ku Gacan-saydhay Go'aan Kasoo Baxay Guddida Doorashooyinka Ethiopia .

    Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Ku Gacan-saydhay Go'aan Kasoo Baxay Guddida Doorashooyinka Ethiopia .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Ku Gacan-saydhay Go'aan Kasoo Baxay Guddida Doorashooyinka Ethiopia . Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar, ayaa ku gacan saydhay go’aan ka soo baxay Guddida Doorashooyinka Ethiopia oo sheegay in aanay Doorasho ka dhacayn 30 goob Doorasho oo ku yaalla galbeedka gobolka Sitti. Mustafe, ayaa sheegay in Goobahaasi ay leeyihiin Soomaalidu islamarkaana aanay suuragal ahayn in muran la geliyo, Dhulkan ayaa waxa ku muransan Soomaalida iyo Canfarta Ethiopia. Waxa xusid mudan in Goobahan qaar kood hore ay uga dhaceen Doorashooyin iyaga oo raacsan dhinaca Deegaanka Soomaalida. Dhawr goor oo hore ayay Ciidamada Soomaalida iyo kuwa Canfartu ku dagaallameen Galbeedka Sitti iyagoo ku muransan Dhul