Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Olole Xooggan Ugu Jira In Uu Noqdo Wasiirka Arrimaha Dibadda.

0
Sunday March 28, 2021 - 17:39:08 in by salman abdi
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Olole Xooggan Ugu Jira In Uu Noqdo Wasiirka Arrimaha Dibadda.

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Olole Xooggan Ugu Jira In Uu Noqdo Wasiirka Arrimaha Dibadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Olole Xooggan Ugu Jira In Uu Noqdo Wasiirka Arrimaha Dibadda. Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa lagu soo dhaweeyay deegaano ka tirsan gobolka sool, Yaasiin Faratoon, ayaa u tartamaya musharaxnimada golaha wakiilada somaliland Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa iska casilay xilka uu ka hayay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa dadaal iyo olole kula jira booska uu is-casilay ee arrimaha dibadda Somaliland, sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah oo aanu helnay, Wasiir Koore Iyo Faratoon, ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanadda Guumays, Yeyle Iyo Goljanno oo ka tirsan gobolka Sool. Yaasiin Xaaji Maxamuud, ayaa xukuumadu ku wadaa inuu noqdo gudoomiyaha golaha wakiiladda somaliland balse waxa tartan xooggan kula jira labo musharax oo isku hayb yihiin kuwaas oo kala ah musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga UCID Prof. Abyan Iyo Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee xisbiga WADDANI