Wasaarradda Caafimaadka oo dadka ku dhiiri-galisay in ay qaataan Tallaalka Covid 19

0
Tuesday March 30, 2021 - 13:05:56 in by salman abdi
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarradda Caafimaadka oo dadka ku dhiiri-galisay in ay qaataan Tallaalka Covid 19

    Wasaarradda Caafimaadka oo dadka ku dhiiri-galisay in ay qaataan Tallaalka Covid 19

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarradda Caafimaadka oo dadka ku dhiiri-galisay in ay qaataan Tallaalka Covid 19

Qoraal ka soo baxay Wasaarradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa bulshada ku dhiirigalisay in ay qaataan tallaalka Covid 19 oo hadda la gaarsiiyay inta badan gobollada dalka.

Tallaalkan ayaa dadka qaar ka aamineen figrad qaldan, sidaa daraadeed Wasaarradda ayaa ugu baaqday warbaahinta iyo culimada in ay dadka ku wacyigaliyaan faa'iidada uu tallaalkan u leeyahay.

"Culumadda dalka oo aan mar walba ku bogaadineyno dadaalka ay ka geystaan waciygelinta ka hortagga COVID-19, waxaan ku dhiirigelinaynaa in ay sii koojiyaan dadaalkaan oo bulshada ay la wadaagaan halista uu leeyahay cudurka COVID-19,” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda caafimaadka.

Hoos ka akhriso qoraalka soo baxay Wasaarradda :