Puntland iyo Jubbaland oo ku eedeeyay dowladda federalka in ay xagal daacinayso in la isku yimaado

0
Wednesday March 31, 2021 - 17:26:51 in by salman abdi
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland iyo Jubbaland oo ku eedeeyay dowladda federalka in ay xagal daacinayso in la isku yimaado

    Puntland iyo Jubbaland oo ku eedeeyay dowladda federalka in ay xagal daacinayso in la isku yimaado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Puntland iyo Jubbaland oo ku eedeeyay dowladda federalka in ay xagal daacinayso in la isku yimaado
Puntland iyo Jubbaland ayaa war ay soo saareen waxay walaac xooggan kaga muujiyeen in madaxda dowladda federalka ay xagal daacinayaan qabsoomida shir loo dhan yahay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho.

 

Labada madaxweyne ayaa sheegay in muddo saddex asbuuc ah ku sugan yihiin Muqdisho islamarkana ay halkaas u tageen dalab kaga yimid beesha caalamka, si ay uga qeyb galaan dhameystirka heshiiska doorashada ee 17ka September 2020.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland waxay ka digeen in kulanka oo sii dheeraada uu keeni karo in masiirka ummadda Soomaaliyeed uu mugdi galo.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalkii kasoo baxay.