Qarramada Midoobey oo soo dhaweysay wada-hadallada hoggaamiyayaasha Soomaalida Ee Ay Dabada Ka Riixayan.

0
Monday April 05, 2021 - 16:40:41 in by salman abdi
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarramada Midoobey oo soo dhaweysay wada-hadallada hoggaamiyayaasha Soomaalida Ee Ay Dabada Ka Riixayan.

    Qarramada Midoobey oo soo dhaweysay wada-hadallada hoggaamiyayaasha Soomaalida Ee Ay Dabada Ka Riixayan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarramada Midoobey oo soo dhaweysay wada-hadallada hoggaamiyayaasha Soomaalida Ee Ay Dabada Ka Riixayan.

War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay wadahadallada hor dhaca ah ee u bilaawday madaxda DF iyo kuwa dowlad gobolleedyada ku wada sugan magaalada Muqdisho.

Qoraalka ayaa lagu yiri ''Qaramada Midoobay waxaa ay dhiira-gelineysaa joogitaanka dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee shirka horudhac u ah shirka wada-tashiga ee 3-dii ilaa 4-tii April ka dhacay Muqdisho.

Qoraalka ayaa sidoo kale ku booriyay hoggaamiyayaasha Soomaalida in ay horay u sii wada hadallada u dhaxeeya si ugu danbeyntii isfahm buuxa looga gaaro hannaan doorasho oo leysku waafaqsan yahay.

Wakiiladda beesha caalamka ayaa culeys weyn ku saaraya dhinacyada Soomaalida in ay soo gabagabeeyaan khilaafka u dhaxeeya si dalku u wajaho doorasho wadar ogol ku dhacda.

Kulanka Teendhada Afisiyooni ayaan maanta baaqday iyadoo la sheegay in uu jiro wada tashiyo hoose oo dhinacyadu ku maqan yihiin si shirka loo sii anbaqaado.