Shirka Madaxda Dowlad Gobolleedyada oo maanta dib uga furmaya teendhada Afisiyooni

0
Wednesday April 07, 2021 - 09:29:42 in by salman abdi
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Madaxda Dowlad Gobolleedyada oo maanta dib uga furmaya teendhada Afisiyooni

    Shirka Madaxda Dowlad Gobolleedyada oo maanta dib uga furmaya teendhada Afisiyooni

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka Madaxda Dowlad Gobolleedyada oo maanta dib uga furmaya teendhada Afisiyooni

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho gaar ahaan teendhada Afisiyooni uu dib uga furmo shirka madaxda DF, Dowlad gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa maalintii shalay dib u dhacay iyadoo uu ka maqnaa madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, oo shalay galinkii danbe dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta ayeey madaxda uga wada hadli doonaan ka hadalka qoddob la xiriira ajadaha shirweynaha lagu waddo in uu looga wadahadlo arrimaha doorashada,

Dowladda Federaalka iyo Dowlad gobolleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaan wali isku aragti ka noqon ajadaha shirweynaha Qaran ee doorashooyinka oo qolo walba ay si u dooneyso.

Qoraal maalintii shalay ka soo baxay beesha caalamka ayaa loogu baaqay madaxda Soomaalida in ay deg deg u dhameeyaan khilaafaadka dhaxdooda ah bisha Barakakeysan ee Ramadaan awgeed.