Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho ka dhoofay

0
Tuesday April 13, 2021 - 17:22:16 in by salman abdi
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho ka dhoofay

    Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho ka dhoofay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho ka dhoofay

Waxaa goor dhaw ka dhoofay magaalada Muqdisho madaxweynayaasha Dowlad Gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam oo toddobadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Ka tagista madaxweynayaashan ee magaalada Muqdisho ayaa imaneysa kaddib markii shalay Golaha Baarlamaanka uu muddo kordhin labo sano ah u sameeyay hay'addaha kala duwan ee dowladda Federaalka oo ay madaxtooyadu ka mid tahay

Labada madaxweyne ayaa u kala duulay xarumaha labada dowlad gobolleed ee Garoowe iyo Jubbaland, iyaga oo soo saari doona go'aamo ka dhan ah muddo kordhinta Golaha Shacabka uu maalintii shalay ku dhawaaqay.