Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

0
Sunday April 25, 2021 - 17:19:15 in by salman abdi
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

    Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal culus oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa xiligan waxaa ka soconaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda.

Gaar ahaan dagaalkan ayaa ka soconaya qeybo ka mid ah degmada Cabdicasiis oo ay degan yihiin madaxweynayaashii hor ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Rasaasta ay isweydaarsanayaan labada dhinac ayaa laga maqlayaa meelo ka baxsan degmada, iyadoo ay ka qeybqaadanayaan gaadiidka dagaalka.