Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya Iyo Halka Uu U Socdaalayo.

0
Wednesday April 28, 2021 - 13:01:16 in by salman abdi
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya Iyo Halka Uu U Socdaalayo.

    Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya Iyo Halka Uu U Socdaalayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Safar U Baxaya Iyo Halka Uu U Socdaalayo. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa safar shaqo ugu baxaaya maanta gobolka Saaxil ee magaalo xeebeedka Berbera. Madaxweynaha ayaa la qorsheeyey inuu xadhiga ka jaro mashaariic kala duwan oo ay hirgelisay dawlada hoose ee Berbera, Sidoo kalena wuxuu kormeeray mashaariic ay hirgalinayso dawlada dhexe oo uu socdo dhismahooda

Madaxwyne Biixi Ayaa Waxa La Filayaa In Ay Mashraacii Laga  Fulinay Magaalada Berbera