Faah Faahin Dheerada Oo Ka Soo Baxaysa Xarakada Al-Shabaab oo sheegatay inay 'afartan askari ku dishay' qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0
Wednesday June 16, 2021 - 13:43:53 in by salman abdi
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin Dheerada Oo Ka Soo Baxaysa Xarakada Al-Shabaab oo sheegatay inay 'afartan askari ku dishay' qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

    Faah Faahin Dheerada Oo Ka Soo Baxaysa Xarakada Al-Shabaab oo sheegatay inay 'afartan askari ku dishay' qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah Faahin Dheerada Oo Ka Soo Baxaysa Xarakada Al-Shabaab oo sheegatay inay 'afartan askari ku dishay' qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Kooxda Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay afartan askari ku dileen, kontan kalana ku dhaawaceen qarax ka dhacay Muqdisho.
Qaraxa ayaa lagu beegsaday xarunta tababarka ciidanka ee Janaraal Dhego badan, halkaas oo shalay lagu diiwaan gelinayay dhalinyaro loo diyaarinayay inay ku biiraan ciidanka.
Waxaa jira warar is khilaafsan oo kasoo baxaya tirade waxyeelada uu geystay weerarkan.
Qof ismiidaamiyey ayaa isku qarxiyey xarunta tababarka oo Muqdisho ku taal.
Dowladda ayaa sheegtay in ay dhinteen 10 qof, oo markaa loo diiwaangelin lahaa tababar ciidan, halka 20 kalana ay dhaawacmeen