Wasaaradda kalluumaysiga Soomaaliya oo beenisay in ay ku lug leedahay kalluumaysiga sharci darrada ah ee xeebaha Soomaaliya

0
Thursday July 08, 2021 - 10:27:56 in by salman abdi
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda kalluumaysiga Soomaaliya oo beenisay in ay ku lug leedahay kalluumaysiga sharci darrada ah ee xeebaha Soomaaliya

    Wasaaradda kalluumaysiga Soomaaliya oo beenisay in ay ku lug leedahay kalluumaysiga sharci darrada ah ee xeebaha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda kalluumaysiga Soomaaliya oo beenisay in ay ku lug leedahay kalluumaysiga sharci darrada ah ee xeebaha Soomaaliya Wasaaradda kalluumaysiga Soomaaliya ayaa dacaayad lagu suurad xumeeyo horrumarada laga sameeyey dhinaca Kalluumeysiga ku tilmaamtay warbixin kasoo baxday urur caalami ah oo daraasadeeya dambiyada abaabulan ee caalamiga ah, oo magaciisa loo gaabiyo Global Initiative.
Ururkan ayaa dhawaan daabacay daraasad laga sameeyay kalluumaysiga sharci darrada ah iyo kaalinta ay masuuliyiinta kalluumaysigu ku leeyihiin bixinta shatiyada been abuurka ah ee la siiyo maraakiibta jarriifka ku haya xeebaha Soomaaliya.

Wasaaraddu waxay sheegtay in qoraaga daraasadaas oo lagu magacaabo Jay bahadur uu yahay, nin ku caan ku ah warbixinnada dhaawaca ku ah qaranimada iyo horumarka dhaqaale ee Soomaaliya.