Xasan Dhuxul Laabsaalax Iyo Barkhad Batuun Oo Hadalo Weerar & Weerar Celis Ah Is Weydaarsaday.

0
Tuesday July 13, 2021 - 13:21:30 in by salman abdi
  • Visits: 338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Dhuxul Laabsaalax Iyo Barkhad Batuun Oo Hadalo Weerar & Weerar Celis Ah Is Weydaarsaday.

    Xasan Dhuxul Laabsaalax Iyo Barkhad Batuun Oo Hadalo Weerar & Weerar Celis Ah Is Weydaarsaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan Dhuxul Laabsaalax Iyo Barkhad Batuun Oo Hadalo Weerar & Weerar Celis Ah Is Weydaarsaday. Barkhad jaamac batuun iyo Xasan dhuxul Laabsaalax oo dood hargeysa ka dhacday ka qayb galay ayaa isku dhaafsaday hadalo kulul oo weerar iyo weerar celis ah . Laabsaalax " Cabdirisaaq Khaliif wuu firfircoonyey baa lagu celceliyey ee ma orod baynu ka qayb-galaynnaa xisbiyada mucaaridka waxan leeyahay soo bar-baara" Barkhad "anigu 10 sano ayaan siyaasadda ku jiraa saaxiib-kay laabsaalax inuu qalin iyo buug soo qaato oo uu wax naga barto ayey ahayd intuu na leeyahay soo barbaara"