Madaxweyne Biixi Oo Dib U Riixay Kal-fadhigii Golaha Wakiilada Cusub Ee Somaliland & Guuxa Ka Taagan
Madaxweyne Biixi Oo Dib U Riixay Kal-fadhigii Golaha
Wakiilada Cusub Ee Somaliland & Guuxa Ka Taagan Madaxweynaha Somaliland oo dib u riixay Kalfadhigii kowaad ee golaha cusub.
Xukumada oo Xildhibanadeedii dhaafi layihiin 36, xaata marka lagu daro kuwii ay ka soo iibsatay Isbahaysiga
mucaaridka.
Kalfadhigii kowaad ee Golaha wakiilada ee Cusub oo hore Madaxweynaha Somaliland u cayimay maanta oo
dib u dhac ku yimid.
Madaxweyne Muuse ayaa ilaa Bisha August 7-deeda u u riixay Fadhigii golaha wakiilada cusub, sababta dib u
riixida ayaa Ilo xogogaal ahi sheegayaan in Xisaabtii ay isku qaban ladahay Kooxda Kulmiye oo doonaya in ay
shirguddoonka Golaha qaatan.
Dhawr xildhibaan oo hore u sheegay in Kulmiye ku biiren ayaa maalmihii u danbeyey ku noqday Isbahaysigii.