DaawoHayadda Waddaniga ah ee Candlelight Oo shahaadooyin guddoonsiisay Arday Dhammaysatay Xirfadaha Computer+Sawiro
Munasibadani oo ahayd mid si heer sare Lasoo Agaasimay Ayaa waxa Ka soo Qaybgalay Gudomiya Gudomiyaha Wasarad Waxbarashada ee Gobolka Togdheer , masuliyinta Hayada Wadaniga ee Candlelight Macalinka Ardaydani Tababaray, Walidiin iyo Arday Iyo Marti Sharaf Kale
Guddomiyekuxigenka Candle light ee magaalada Burco Maxmud Sicid Cadaad, O o Ugu Horayn Furay Munasibadani ayaa ka WarmaY Tayada Waxbrasho ee Ardaydani Kuna Dheeraday Waxbarashada Kale Duwan ee ay Baxiso Hayada Candle light Iyo Hormarka ay Ka Waddo Gobolka Togdheer
Guddomiyaha Waxbarashada Gobolka Togdheer Xasan Jamac oo Isna Ka Hadlay Munasibadda Fura aa Ku bogaadiyey Hay’adda Candlelight sida ay ugu dedaasho kor u qaadida xirfadaha Da’yarta iyo Ardayda ay soo saarto sannad walba Waxa Kale oo Amaanay Arday Ka Qalinjabisay oo Ku Tilmamay Inay Daaal ku soo Gadheen Qalinjabintooda ,
Waxa Iyaguna Munasibad Ka Hadlay Arday Isugu Jira Wilala iyo Gabdhoa amaan Baladhan ujeediyay Macalinkii soo Baray Xirfada Computerka Waxa Kale Oo Ay Ku Dhiri Galiyeen ardatda aan Baran Barashada Xurfada Computer Inay Bartaan Xirfadaasi Oo Hada Anfacaysa Buldhada ayay Yidhahdeen
Waxa Ugu Danbayntii Oo Soo Afmeeray Eng Maxbub Xusen Ismacil Oo Ahaa Macalinki Soo Baray Ardaydani Xirfada Combuterka Oo Ka Waramay Ardaydani Mudadii Ay Baranayeen Xirafdani Ku Amaanay Una Aahyeen Arday Akhlaaq Wanagsan oo Si Mugleh Ubaraanayay Xirfadani
Gebogabadiina Waxa halkaasi shahaadooyin iyo abaalmarino lagu guddonsiiyey 40 Arday oo dhammaystay Waxbarashada Computerka Waxa Iyaguna Abaal Marin Gudoonsiyay Ardaydu Maamulka Schoolka Iyo Macalinka Soo Baray Xirfadani
DaawoHayadda Waddaniga ah ee Candlelight Oo shahaadooyin guddoonsiisay Arday Dhammaysatay Xirfadaha Computer+Sawiro
Waxa halkaasi shahaadooyin iyo abaalmarino lagu guddonsiiyey 40 Arday oo dhammaystay Waxbarashada Computerka