War Deg Deg ah:Daawo: Guddoomiye Cirro oo Sheegay in Afgambi Qorshaysan lagula Wareegayo Barlamaanka.

0
Saturday November 15, 2014 - 08:06:00 in by salman abdi
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah:Daawo: Guddoomiye Cirro oo Sheegay in Afgambi Qorshaysan lagula Wareegayo Barlamaanka.

    Guddomiyuhu wuxu sheegay in Bandow lagu soo Rogay Waddooyinka golaha wakiilada dhinac walbaka ka soo galay, isla markaasna Ciidamo Tiro badan la soo Dhoobay Golaha Hortiisa, wuxu kalo xusay in dhammaan saxafadda madaxa banaan aan loo ogolaan doonin g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddomiyuhu wuxu sheegay in Bandow lagu soo Rogay Waddooyinka golaha wakiilada dhinac walbaka ka soo galay, isla markaasna Ciidamo Tiro badan la soo Dhoobay Golaha Hortiisa, wuxu kalo xusay in dhammaan saxafadda madaxa banaan aan loo ogolaan doonin gudaha golaha Contact@afkashacabka.com