Guurtida Oo U Soo Gurmatay Guddoomiye Cirro Iyo Mooshinkii Xilka Lagaga Qaaday Oo La Baajiyay +SAWIRO
War Deg-deg ah oo ka soo baxay aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in golaha guurtidu ay baajiyen mooshinkii xilka lagag qadayay guddoomiyaha golaha Wakiilada kaasoo doodiisu ay ka socotay xarunta barlamaanka Somaliland.
Wararka ayaa sheegaya in ay golaha soo gaadhen goor dhoweyd Xaaji Cabdi Waraabe Iyo Guuddooiyaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan waxaanay amar ku bixiyeen in la joojiy mooshinka xilka lagag tuurayo Cirro.
Sidoo kale wararku waxay intaas ku darayaan in guurtidu ay ku taliyeen in arrinta waan waan laga galo sidii aau horeba idiinuku soo gudbinay waxaase jira warar sheegaya in ay xildhibaanadu ay ku kala qaybsameen ergada ay ugu yimaadeen guurtidu laakiin ugu dambayntii la soo xidhay fadhigii xildhibaanada.