Guddoomiye Cirro, Oo Ka Hadlay Khasaaraha Mudaharaadkii Burco iyo Hargeysa Ee Uu Ku Baaqay.

0
Saturday November 15, 2014 - 13:53:22 in by salman abdi
  • Visits: 1005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro, Oo Ka Hadlay Khasaaraha Mudaharaadkii Burco iyo Hargeysa Ee Uu Ku Baaqay.

    hal qof ayaa ku dhintay Magaalada Hargeysa, sida uu sheegay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo qoraal Tacsi ah soo dhigay barta uu ku leeyahay shabakadda xidhiidhka bulshada ee Facebook.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hal qof ayaa ku dhintay Magaalada Hargeysa, sida uu sheegay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo qoraal Tacsi ah soo dhigay barta uu ku leeyahay shabakadda xidhiidhka bulshada ee Facebook.

 

Guddoomiye Cirro, waxa uu sheegay inuu Tacsi u dirayo, dadka ku dhintay Mudaharaadka Burco iyo dad uu sheegay inay ku dhinteen Hargeysa "Waxaan Tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelkii dadkii ku dhintay Hargeysa iyo Burco oo ahaa shacab aan hubaysnayn oo fikirkooda ku taageeraya Golaha shacabka ee Wakiiladaā€¯ ayuu yidhi, waxaanu intaasi ku daray oo uu xukuumadda ugu baaqey inay xorriyaddooda u soo celiso xildhibaanno ka qayb-galay Mudaharaad kooban oo ka dhacay agagaarka Wasaaradda beeraha, gaar ahaan inta u dhaxaysa Huteelka Imperial ilaa dugsiga sare ee Faarax Oomaar.



Contact@afkashacabka.com