Daawo: Hogaanka guud ee Xisbiga Kulmiye oo Si adag uga Hadlay Xaaladda Dalka iyo Rabshadaha Dadku ku dhinteen ee ka dhacay Gobolada qaar.

0
Saturday November 15, 2014 - 17:51:03 in by salman abdi
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hogaanka guud ee Xisbiga Kulmiye oo Si adag uga Hadlay Xaaladda Dalka iyo Rabshadaha Dadku ku dhinteen ee ka dhacay Gobolada qaar.

    Hoggaanka xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa goor dhawayd ka hadlay xaaladda dalku galay iyo Mudaharaaddadii uu soo abaabuley Xisbiga WADDANI,ee ka dhacay Burco, Ceerigabo iyo hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa goor dhawayd ka hadlay xaaladda dalku galay iyo Mudaharaaddadii uu soo abaabuley Xisbiga WADDANI,ee ka dhacay Burco, Ceerigabo iyo hargeysa

Waxayna dadweynaha ugu baaqeen inay nabad-galyada ilaashadaan, hasa-yeeshee waxay wax caadiya ku sheegeen buuqii ka dhashay Golaha Wakiilada Somaliland.





Afkashacabka.com

Hargeysa / Office

contact@afkashacabka.com