War dgedeg ah:Dagaal Kadhex Qarxay Puntland Iyo Galmudug Oo Sababay Dhimasho

0
Tuesday April 08, 2014 - 22:56:10 in by salman abdi
  • Visits: 1108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War dgedeg ah:Dagaal Kadhex Qarxay Puntland Iyo Galmudug Oo Sababay Dhimasho

    Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Godod ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal udhaxeeya ciidamada Galmudug iyo Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Godod ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal udhaxeeya ciidamada Galmudug iyo Puntland.

Dagaalka ayaa waxa la sheegay inuu ka dambeeyey markii ciidamo katirsan Puntland ay weerarku soo qaadeen kuwa galmudug iyadoo halkaasi uu ka dhacay is rasaaseyn xoogan oo sabab tay inay labada dhinac iskaga horyimadaan dagal foolka foola,


Ilaa hada lama oga sababta kentay dalkan ka dhex qaraxay puntlan iyo galmudug waxan inta la og yahay dagaalka ku dhintay Afar qof tiro kalena way ku dhaawac meen waxaana xaaladu wali ay tahay midaan deggeneyn iyadoo rasaas laga maqlayo.

Dagaalkaan ayaa waxa uu daba socdaa dagaal kale oo jimcihii ka dhacay isla deegaanka godod ee Gaalkacyo qiyaastii 90 km dhinaca wuqooyi bari kaga beegan.

Dhawan ayay ayd markii ay puntland ciidamo tirobadan ku xoojisay halkaasiiydo sheegytay markaas inay ka hortagayaan ciidamo al-shabab ah oo gobaha sogaly,

Kadib markii ay kaso firxadeen dagala qadhaadh oo ka dhacy gobolda koonfurta iyo badhtamaha somaliya,lamina oga meelu xalku ku dan bayndoono,







Afkashacabka,com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka