Siciid Dahabshiil Oo Jaamacadda Hope University Hargaysa Gudoonsiisay Shahaado Doorkiisa Waxtarka Jaamacadaha Ku Aadan.

0
Thursday April 10, 2014 - 10:35:49 in by Super Admin
  • Visits: 1704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siciid Dahabshiil Oo Jaamacadda Hope University Hargaysa Gudoonsiisay Shahaado Doorkiisa Waxtarka Jaamacadaha Ku Aadan.

    Ganacsade Siciid Maxamed Siciid (Siciid Dahabshiil) oo kamid ah ganacsatada waa weyn ee dalka, ayay Guddoonsiisay Jaamacadda Hope University ee Magaaladda Hargaysa Shahaado uu ku mutaystay doorkiisa waxtarka ee Jaamacadaha waddanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsade Siciid Maxamed Siciid (Siciid Dahabshiil) oo kamid ah ganacsatada waa weyn ee dalka, ayay Guddoonsiisay Jaamacadda Hope University ee Magaaladda Hargaysa Shahaado uu ku mutaystay doorkiisa waxtarka ee Jaamacadaha waddanka.

Ganacsade Siciid Maxamed Siciid (Siciid Dahabshiil) oo kamid ah ganacsatada waa weyn ee dalka, ayay Guddoonsiisay Jaamacadda Hope University ee Magaaladda Hargaysa Shahaado uu ku mutaystay doorkiisa waxtarka ee Jaamacadaha waddanka.

Ganacsade Siciid Dahabshiil Oo Maamulka Jaamacadda Hope Gudoonsiinayaan Shahaadada.

 

Guddoomiyaha Jaamacadda Hope University Somaliland, Dr Nagiib ayaa gudoon siiyay Shahadada Ganacsade Siciid  Dahabshiil, taas oo loogu hibeeyay xaflad ballaadhan oo loo qabtay arday ka qalin jabinaysay Jaamacadaas.

"Shahaadadan waxaanu ku maamusnay Ganacsade Siciid Dahabshiil, doorkiisa wax ku oolka ah ee uu ku tageero Jaamacadaha Dalka.” Sidaa waxaa yidhi Guddoomiyaha Jaamacada Hope University Hargaysa, Dr. Nagiib.

Si kastaba ha ahaate Ganacsade Siciid Maxamed Siciid (Dahabshiil) ayaa kamid ah ganacsatada faro ku tiriska ah ee doorka lama ilawaanka ah ka qaata tageerida Jaamacadaha iyo guud ahaan waxbarashada.






Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com