Maamulka iyo Shaqalaha Shabakada Afkashacabka.comWaxay Hanbalyo U Dirayaan Dhammaan Akhristayaasha Ku XidhanCurashada Bisha Ramadaan

0
Wednesday June 17, 2015 - 23:39:03 in by salman abdi
  • Visits: 1095
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka iyo Shaqalaha Shabakada Afkashacabka.comWaxay Hanbalyo U Dirayaan Dhammaan Akhristayaasha Ku XidhanCurashada Bisha Ramadaan

    Dhamaanba Maamaulka iyo Shaqalaha Shabakada Afkashacabka.com waxay Hanbalyo u dirayaan dhammaan akhristayaasha ku xidhan, ummadda Somaliland iyo dadka Af-soomaaliya ku hadlaba Bilaabashada. Bisha barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariik

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaanba Maamaulka iyo Shaqalaha Shabakada Afkashacabka.com waxay Hanbalyo u dirayaan dhammaan akhristayaasha ku xidhan, ummadda Somaliland iyo dadka Af-soomaaliya ku hadlaba Bilaabashada. Bisha barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 17/06/2015, halka ay taariikhda Hijiriyada Islaamkuna ka tahay 01/09/1436


 


Waxaanu illahay uga baryaynaa allah dhammaan ummadda Muslimka ah ka aqbalo cibaadada, una fudeydiyo.. Sannadkaas sannadkiisana inagu gaadhsiiyo caafimaad iyo cibaado suuban. 


Mamaulka Afkashacabka.com