Jaamacada Admas Oo Qabatay Maslaax Dhaqameed Loogu Magac Daray Hiilbaan.

0
Monday April 14, 2014 - 15:26:12 in by salman abdi
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacada Admas Oo Qabatay Maslaax Dhaqameed Loogu Magac Daray Hiilbaan.

    Jaamacadda Admas University College Ayaa Soo Bandhigtay Xaflad Lagu Jilayey Masraxiyad Dhaqameed Loogu Magacdaray "Hiilbaan U Baahnahay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacadda Admas University College Ayaa Soo Bandhigtay Xaflad Lagu Jilayey Masraxiyad Dhaqameed Loogu Magacdaray "Hiilbaan U Baahnahay"

 Riywaadaasi Ay Maskaxdeed Ka Soo Maaxatay Yaasmiin Maxamed Taasi Oo Ay Soo Riwaayadd Ayaan Ku Soo Badnigeen Kooxda Hiddo Academy Oo Madasha Xafladdaasi Ku Soo Bandhigay Heeso Iyo Qoob-Kaciyaar La Xidhiidhay Xagga Dhaqankka Iyo Barashada Afka Somaliga.2545

Munaasibadda Masraxiyadda Xafladdaasi Oo Si Quruxbadan Loo Soo Agaasimay Waxaa Ka Soo Qaybgaay Maamulka Iyo Macalimiinta Jaamacadda Admas,Ardayda Jaamacada Oo Waxaana Furitaankii Xafladdaasi Ka Hadlay Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Lacagta Xuseen Cabdillaahi Waxaanu Sheegay Inay Qiimo Weyn Ugu Fadhido Jaamacadda Admas University Inay Fududaysay Qabsoodmidda Bandhigga Masraxiyaddaasi.5475Dhanka Kale Waxa Uu Xusay Inay Kooxdan Jilayaasha Riwaayadda Masraxiyadda Hiilbaan U Baahnahay Cidda Ay Hiilka Uga Baahanyihiinu Ay Yihiin Jaamacadda Admas Iyo Ardaydeeda "Waxaan Filayaa Inaad Is Waydiinaysaan Cidda Hiilka U Baahani Waayo Hort Ma Kooxdan Hiddo Acamedy Baa Mise Waa Gabadha Riwaayadda Soo Alliftay?, Waxaan Idiin Sheegayaa Cidda Hiilka U Baahanay Waa Dhaqankeenii Iyo Afjeenii Somaliga Ahaa Jaamacadda Admas Waxaan Filayaa Inay Yaasmiin Iyo Kooxdeeda Hiddo Academy Ay Hiil Ka Helidoonaan Bahda Jaamacadda Admas” Ayuu Yidhi.

Waxaa Iyana Halkaa Lagu Soo Dhaweeyey Curiyaha Riwaayadan Hiil-Baan U Baanahay Yaasmiin Maxamed Kaahin Waxaanay Halkaa Ka Soo Jeedisay Khudbad Qiimo Badanoo Xoogga Saaraysay Waxkaqabashada Afka Somaliga Oo Bahdilaad Badani Ku Dhacday Sanadihii U Dambeeyey Yaasiim Maxamed Kaahin Oo Ah Hooyo Xaas Iyo Reer Leh Waxay Sheegtay Inaynaa Garan Waayin Inay Ku Ekaato Ilaalinta Gurigeeda Iyo Caruurteeda Balse Ay Damaqday Dhibaatada Weyn Ee Soo Foodsaartay Afkii Somaliga Oo Ku Dhexmilmay Afafka Kale Ee Dunida "Aniga Waxaan Ahay Hooyo Caruur Iyo Reer Leh Mana Aanan Garan Waayin Inaan Ku Ekaado Gurigayga Iyo Caruurtayda Inaan Ilaali Oo Aan Iyaga Dhexjoogo Waanad Igula Yaabikartaan Balse Waxa Idamqay Waa Silica Iyo Dhibaatada Haysata Afkeenii Somaliga Oo Hiil Inooga Baahaan” Ayey Tidhi Yaasmiin Maxamed Kaahin.

Abwaanadda Yaasmiin Waxay Sheegtay Inay Doonayso Inaanay Caruurteeda Kula Hadlin Dhawr Af Oo Isku Jira Sida Ruushka, Ingiriiska Iyo Qaar Kale Oo La Somaliyeeyey "Caruurtaydu Markay Waaweynaadaan Ma Waxaan Kula Hadlaa Afjacbur Ah Oo Somaliya, Ruush Iyo Ingiriis Isugujira Mase Waxaan Kulahadlaa Afkoodii Hooyo Ee Ahaa Sonaliga” Ayey Ku Dartay Waxa Kale Ka Oo Halkaasi Ka Hadlay Masuuliyiin Isugu Jirtay Abwaaniin Iyo Dhaqan Yahano Ka Soo Qayb Galay Madashaasi.

Afkashacabka.com

Hargaysa/Office
contact@afkashacabka.com