BAAQ AY SOO SAAREEN GUDIGA GUUD EE XIBIGA KULMIYE,LAANTA BRISTOL

0
Monday April 14, 2014 - 15:31:27 in by salman abdi
  • Visits: 794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ AY SOO SAAREEN GUDIGA GUUD EE XIBIGA KULMIYE,LAANTA BRISTOL

    Anagoo kala ah gudiga guud ee xisbi xaakim ee kulmiye, Bristol branch;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo kala ah gudiga guud ee xisbi xaakim ee kulmiye, Bristol branch;

1. jaamac maxamed

2.axmed maxamuud

3.ismaciil xuseen

4.cabdiraxmaan axmed x maxamed

5. jaamac yusuf jama

waxaanu bulshada reer somaliland ee kunool dalka debidiisa iyo gudahaba halkan uga cadaynaynaa arimaha hoos ku qoran

” warar kutiri kuteen ah oo meel looga dhacayo safiirka wareega ee somaliland oo fadhigiisu yahay magaaladda Bristol UK

Mr Kaysar Abdilaahi, oo wakhtigan xaadirka ah shaqo qaran ugu maqan magaalooyinka Birmingham iyo Manchaster, waxaanu halkan ka cadaynaynaa ragga eeda usoo jeediyey safiirka in aanay xisbiga Kulmiye Bristol Branch ka mid ahayn, waxaas ay qoreena ay tahay BEEN CAD OO QAAWAN”"

GUDIGU wuxuu hawaada u marinayaa ragaas been abuurka cad sameeyey, inay ka waantoobaan, xil aanay u haynin xisbigana sheeganin

waxaanu dhamaan xubanaha xisbiga ee ku nool Bristol ka codsanaynaa midnimo , iyo wada shaqayn

EEBBA MAHAD LEH

CABDIRAHMAN A X MAXAMED